Diiwaanka Mirqaanka

1 tis.+
Preuzimanja
Ocjena sadržaja
Svi
Slika snimke zaslona
Slika snimke zaslona
Slika snimke zaslona
Slika snimke zaslona
Slika snimke zaslona

O ovoj aplikaciji

1. Hindise lagu yareynaayo Aafada Qaadka.
1.1. Curinta Xeerka Aasaasida Komishanka ke Hortagista Qaadka.
 Qaadku waa aafo qaran, hadii ay ahaan lahayd dhinaca dhaqaalaha cafimaadka Iyo qoskaba.
1.2. Ujeeddada Xeerka
 Xeerkani wuxuu aasaasayaa komishan awood fulineed u Leh hawlaha lu igmaday.
 Komishanku wuxuu ke shaqaynayaa abuurista fursado ganacsi, hadii ay ahaan lahayd warshado, beero Iyo ganacsiga adeegyada tiknoolijiyada, oo Lugu badalo ke qanacsiga qaadka.
1.3. Hannaanka Curinta Xeerkan.
 Waxa curinta sharcigan lu racayaa qaabka ku xusan Qodobka 74aad ee distoorka jamhuuriyada Somaliland, farqadihiisa 2aad Iyo 3aad.
 Xubno ke tirsan golaha wakiilada.
O Abaabulayasha mashruucani waxay takeero ke raadinayaan xubno cayiman oo musharaxiinta golaha wakiilda ke sredine ah, iyaga oo codka ay xaqqa u leeyihiin ugu hiilinaya xaqqa.
o Waxa Laga xulanayaa seddexda xisbi qaran sredine walba 5 musharax, musharaxiintan waxa lu Balan qadayaa u la taageero.
 Shuruudaha ay ku mudanayaan tageeridu waa sidan:
o U aan lu eegin qabiil.
o U xildhibaanku Balan qaado u uu xeerkan meel mariyo marka la doorto.
o U xildhibaanku ke qayb qaato wacyigalinta mashruucan INTA uu socdo.
 Muwaadiniin bakalar bixiyayaal ah oo gaadhaya 5000 oo qof.
o Waxa la abuurayaa shabakad muwadiniin ah oo ka kooban Laba dabaqadood:
a) Koox Hal-vrata ah oo ka kooban 100 qof
b) Unugyada oo ka kooban hal haldoor ah oo raadsata 50 qof oo isaga hoos yimaada oo taageera, Isu geyn waa 100 x 50 = 5000 oo qof.
1.4. Hawlaha Horyaala Komishanka
 Komishanku wuxuu diwaangelinayaa ganacsadayaasha waaweyn ee Soo waarida Qaadka.
 Waxa la Soo saaraya Liis rasmi ah oo maxkamada Šare lu gudbiyo, ujeedaduna waa u aan hodhow CID kelj lagu Darin, oo wixii faa'iido Ahi gaar u noqdaan liiskaa hore.
 Talaabada xigta TAA waa u la qiimeeyo hantida ay haystaan ​​ganacsatadani krpe Iyo dumarba INTA ay tahay, tusale ahaan hadii liisku noqdo 200 qof oo mikdiiba haysto celcelis ahaan $ 2.5million (500 milijuna $).
 U la qorsheeyo sidii ganacsatadani ganacsiga qaadka ugu badali lahaayeen nooc kelj oo ganacsi Ah.
 Waa u la daraasadeeyo warshadaha Iyo ganacsiga lu digo-Rogan Karo, ee la Jaan qaadi kara dhaqan-dhaqaalaha dadka. Tusaale ahaan hadii ay hantidu noqoto 500million $, waxa ay kicin karaan 20 warshadaha oo nooca fudud Ah.
Marka  la sugo mashaariicda ganacsiga ee qof walba ku haboon, waa u la Soo saaro xeer madaxwayne (degreeto) oo faraya awaamiirta hoos ku qoran:
o U sifo sharci ah lu cayimo muddo aan CID kelj warshadaha la cayimay aan lu ogalaan.
o U sifo sharci ah lu siiyo Zul, illeyn waa xal raadise.
o U sifo sharci ah lu magacaabo Gudi dabagal ku samaysa hawlaha mashruucan.
o Talaabada ugu danbaysaa waa u fulintii la bilaabaa, waxaana Loo bilaabi karaa SIDA hoos ku xusan:
 Waa u si qunyar qunyar ah lu joojiyo xadiga la Soo waaridayo.
 Waa u ganacsadaha lu sheego u uu macaamiishiisa kolayada uu u yareeyo kolba Kolka ka danbeysa, tusaale ahaan Kolka hore waa u uu dhimaa 20%, 40%, 60%, ...
 Dhinaca kolayada, waa u dawladaha Hoose ay Soo rogaan Amar sheegaya u 20kii qofba ay kolayadooda u kireeyaan kvalitetu života. kolkaa sakaddiiba waxa Laga helayaa QOL lagu iibiyo qaadka, ileyn qof kasta oo qaadka cunaa Badi wuxuu leeyahay macmiil, markaas wuxuu ugu tagi karaa qolkaasi, markaas waxa Laga yaabaa u qofkiiba ku Soo hagaagaan $ 5 amase 10 $.
 Kolka ugu danbaysana, tusaale ahaan 5 Sano ka DIB, waa u la Soo saaro xeer baarlamaan oo 100% mamnuucaya ka ganacsiga qaadka.
1.4.1. Mulkiilayasha Kolayda Qaadka
 Mulkiilayaashani waa dabaqada labaad ee silsilada Ka-ganacsiga qaadka, waana qaybta ugu Badan, waxa ke sredine ah dumar Iyo krpe, celcelis ahaan waxay ke helaan shaqada lacag polukružno dhaxaysa 30.000 ilaa 150.000 oo Shilin maalintiiba.
... ... ...
Ažurirano
7. stu 2017.

Sigurnost podataka

Sigurnost počinje razumijevanjem načina na koji razvojni programeri prikupljaju i dijele vaše podatke. Prakse privatnosti i sigurnosti podataka mogu se razlikovati ovisno o vašoj upotrebi, regiji i dobi. Te informacije pružio je razvojni programer koji ih tijekom vremena može ažurirati.
Podaci se ne dijele s trećim stranama
Saznajte više o tome kako razvojni programeri navode dijeljenje
Nema prikupljenih podataka
Saznajte više o tome kako razvojni programeri navode prikupljanje