Diiwaanka Mirqaanka

1 rb+
Hasil download
Rating konten
Semua Umur
Gambar screenshot
Gambar screenshot
Gambar screenshot
Gambar screenshot
Gambar screenshot

Tentang aplikasi ini

1. Hindise lagu yareynaayo Aafada Qaadka.
1.1. Curinta Xeerka Aasaasida Komishanka ka Hortagista Qaadka.
 Qaadku waa aafo Qaran, hadii ay Ahaan lahayd dhinaca dhaqaalaha cafimaadka iyo qoskaba.
1.2. Ujeeddada Xeerka
 Xeerkani wuxuu aasaasayaa komishan awood fulineed u leh hawlaha toilet igmaday.
 Komishanku wuxuu ka shaqaynayaa abuurista fursado ganacsi, hadii ay Ahaan lahayd warshado, beero iyo ganacsiga adeegyada tiknoolijiyada, oo lugu badalo ka qanacsiga qaadka.
1.3. Hannaanka Curinta Xeerkan.
 Waxa curinta sharcigan loo racayaa qaabka ku xusan Qodobka 74aad ee distoorka jamhuuriyada Somaliland, farqadihiisa 2aad iyo 3aad.
 Xubno ka tirsan golaha wakiilada.
o Abaabulayasha mashruucani waxay takeero ka raadinayaan xubno cayiman oo musharaxiinta golaha wakiilda ka mid ah, iyaga oo codka ay xaqqa u leeyihiin ugu hiilinaya xaqqa.
o Waxa laga xulanayaa seddexda xisbi Qaran pertengahan walba 5 musharax, musharaxiintan waxa loo balan qadayaa di la taageero.
 Shuruudaha ay ku mudanayaan tageeridu waa sidan:
o Dalam aan loo eegin qabiil.
o Dalam xildhibaanku balan qaado di uu xeerkan meel mariyo marka la doorto.
o Dalam xildhibaanku ka qayb qaato wacyigalinta mashruucan inta uu socdo.
 Muwaadiniin cod bixiyayaal ah oo gaadhaya 5000 oo qof.
o Waxa la abuurayaa shabakad muwadiniin ah oo ka kooban AGRO dabaqadood:
a) Koox Hal-Pintu ah oo ka kooban 100 qof
b) Unugyada oo ka kooban Hal haldoor ah oo raadsata 50 qof oo isaga Hoos yimaada oo taageera, Isu geyn waa 100 * 50 = 5000 oo qof.
1.4. Hawlaha Horyaala Komishanka
 Komishanku wuxuu diwaangelinayaa ganacsadayaasha waaweyn ee soo waarida Qaadka.
 Waxa la soo saaraya Liis Rasmi ah oo maxkamada sare loo gudbiyo, ujeedaduna waa di aan hodhow cid kale lagu darin, oo wixii faa'iido ahi Gaar u noqdaan liiskaa hore.
 Talaabada xigta taa waa di la qiimeeyo hantida ay haystaan ​​ganacsatadani kain iyo dumarba inta ay tahay, tusale Ahaan hadii liisku noqdo 200 qof oo mikdiiba haysto celcelis Ahaan $ 2.5million ($ 500 juta).
 Dalam la qorsheeyo sidii ganacsatadani ganacsiga qaadka ugu badali lahaayeen nooc kale oo ganacsi ah.
 Waa di la daraasadeeyo warshadaha iyo ganacsiga loo Digo-rogan karo, ee la jaan qaadi kara dhaqan-dhaqaalaha dadka. Tusaale Ahaan hadii ay hantidu noqoto $ 500million, waxa ay kicin Karaan 20 warshadaha oo nooca fudud ah.
 Marka la sugo mashaariicda ganacsiga ee qof walba ku haboon, waa di la soo saaro xeer madaxwayne (degreeto) oo Faraya awaamiirta Hoos ku Al Quran:
o Dalam SIFO sharci ah loo cayimo muddo aan cid kale warshadaha la cayimay aan loo ogalaan.
o Dalam SIFO sharci ah loo siiyo Dzul, illeyn waa XAL raadise.
o Dalam SIFO sharci ah loo magacaabo Gudi dabagal ku samaysa hawlaha mashruucan.
o Talaabada ugu danbaysaa waa di fulintii la bilaabaa, waxaana toilet bilaabi karaa sida Hoos ku xusan:
 Waa di si qunyar qunyar ah loo joojiyo xadiga la soo waaridayo.
 Waa di ganacsadaha loo sheego di uu macaamiishiisa kolayada uu u yareeyo kolba Kolka ka danbeysa, tusaale Ahaan Kolka hore waa di uu dhimaa 20%, 40%, 60%, ...
 Dhinaca kolayada, waa di dawladaha hoose ay soo rogaan amar sheegaya di 20kii qofba ay kolayadooda u kireeyaan QOL. kolkaa sakaddiiba waxa laga helayaa QOL lagu iibiyo qaadka, ileyn qof kasta oo qaadka cunaa badi wuxuu leeyahay macmiil, markaas wuxuu ugu Tagi karaa qolkaasi, markaas waxa laga yaabaa di qofkiiba ku soo hagaagaan $ 5 amase $ 10.
 Kolka ugu danbaysana, tusaale Ahaan 5 sano ka dib, waa di la soo saaro xeer baarlamaan oo 100% mamnuucaya ka ganacsiga qaadka.
1.4.1. Mulkiilayasha Kolayda Qaadka
 Mulkiilayaashani waa dabaqada labaad ee silsilada ka-ganacsiga qaadka, waana qaybta ugu badan, waxa ka mid ah dumar iyo kain, celcelis Ahaan waxay ka helaan shaqada lacag u dhaxaysa 30.000 ilaa 150.000 oo shilin maalintiiba.
... ... ...
Diupdate pada
7 Nov 2017

Keamanan Data

Keamanan dimulai dengan memahami cara developer mengumpulkan dan membagikan data Anda. Praktik privasi dan keamanan data dapat bervariasi berdasarkan penggunaan, wilayah, dan usia Anda. Developer memberikan informasi ini dan dapat memperbaruinya seiring waktu.
Tidak ada data yang dibagikan kepada pihak ketiga
Pelajari lebih lanjut cara developer menyatakan pembagian data
Tidak ada data yang dikumpulkan
Pelajari lebih lanjut cara developer menyatakan pengumpulan data