Diiwaanka Mirqaanka

1000+
Download
Classificazione dei contenuti
Per tutti
Immagine screenshot
Immagine screenshot
Immagine screenshot
Immagine screenshot
Immagine screenshot

Informazioni su questa app

1. Hindise lagu yareynaayo Aafada Qaadka.
1.1. Curinta Xeerka Aasaasida Komishanka ka Hortagista Qaadka.
 Qaadku waa aafo Qaran, HADII ay Ahaan lahayd dhinaca dhaqaalaha cafimaadka Iyo qoskaba.
1.2. Ujeeddada Xeerka
 Xeerkani wuxuu aasaasayaa komishan awood fulineed u Leh hawlaha loo igmaday.
 Komishanku wuxuu ka shaqaynayaa abuurista fursado ganacsi, HADII ay Ahaan lahayd warshado, beero Iyo ganacsiga adeegyada tiknoolijiyada, oo Lugu Badalo ka qanacsiga qaadka.
1.3. Hannaanka Curinta Xeerkan.
 Waxa curinta sharcigan loo racayaa qaabka ku xusan Qodobka 74aad ee distoorka jamhuuriyada Somaliland, farqadihiisa 2aad Iyo 3aad.
 Xubno ka tirsan golaha wakiilada.
o Abaabulayasha mashruucani waxay takeero ka raadinayaan xubno cayiman oo musharaxiinta golaha wakiilda ka metà ah, iyaga oo codka ay xaqqa u leeyihiin Ugu hiilinaya xaqqa.
o Waxa laga xulanayaa seddexda xisbi Qaran metà walba 5 musharax, musharaxiintan waxa gabinetto balan qadayaa alla taageero.
 Shuruudaha ay ku mudanayaan tageeridu waa sidan:
o In aan loo eegin qabiil.
o In xildhibaanku balan qaado in uu xeerkan meel Mariyo marka la doorto.
o In xildhibaanku ka qayb qaato wacyigalinta mashruucan inta uu socdo.
 Muwaadiniin cod ah bixiyayaal oo oo gaadhaya 5000 qof.
o Waxa la abuurayaa shabakad muwadiniin ah oo ka kooban laba dabaqadood:
a) Koox Hal-portello ah oo ka kooban 100 qof
b) Unugyada oo ka kooban Hal haldoor ah oo raadsata 50 qof oo ISAGA hoos yimaada oo taageera, Isu geyn waa 100 * 50 = 5000 oo qof.
1.4. Hawlaha Horyaala Komishanka
 Komishanku wuxuu diwaangelinayaa ganacsadayaasha waaweyn ee soo waarida Qaadka.
 Waxa la soo saaraya liis Rasmi ah oo maxkamada sare loo gudbiyo, ujeedaduna waa in aan hodhow cid cavoli lagu darin, oo wixii faa'iido ahi gaar u noqdaan liiskaa Hore.
 Talaabada xigta TAA waa alla qiimeeyo hantida ay haystaan ​​ganacsatadani straccio iyo dumarba inta ay tahay, tusale Ahaan HADII liisku noqdo 200 qof oo mikdiiba haysto celcelis Ahaan $ 2,5 milioni ($ 500 milioni).
 a La qorsheeyo sidii ganacsatadani ganacsiga qaadka Ugu Badali lahaayeen nooc cavolo oo ganacsi ah.
 Waa alla daraasadeeyo warshadaha iyo ganacsiga loo digo-Rogan karo, ee la Jaan qaadi kara dhaqan-dhaqaalaha dadka. Tusaale Ahaan HADII ay hantidu noqoto $ 500 milioni, waxa ay kicin Karaan 20 warshadaha oo nooca fudud ah.
 Marka la sugo mashaariicda ganacsiga ee qof walba ku haboon, waa alla soo saaro xeer madaxwayne (degreeto) oo Faraya awaamiirta hoos ku Corano:
o In Sifo sharci ah loo cayimo muddo aan Cid cavolo warshadaha la cayimay aan loo ogalaan.
o In Sifo sharci ah loo siiyo Dhul, waa illeyn xal raadise.
o In Sifo sharci ah loo magacaabo gudi dabagal ku samaysa hawlaha mashruucan.
o Talaabada Ugu danbaysaa waa in fulintii la bilaabaa, waxaana loo bilaabi karaa Sida hoos ku xusan:
 Waa in si qunyar qunyar ah loo joojiyo xadiga la soo waaridayo.
 Waa in ganacsadaha gabinetto sheego in uu macaamiishiisa kolayada uu u yareeyo kolba Kolka ka danbeysa, tusaale ahaan Kolka hore waa in uu dhimaa 20%, 40%, 60%, ...
 Dhinaca kolayada, waa in dawladaha hoose ay soo rogaan amar sheegaya in 20kii qofba ay kolayadooda u QOL kireeyaan. kolkaa sakaddiiba waxa laga helayaa QOL lagu iibiyo qaadka, ileyn qof Kasta oo qaadka cunaa badi wuxuu leeyahay macmiil, markaas wuxuu Ugu Tagi karaa qolkaasi, markaas waxa Laga yaabaa in qofkiiba ku soo hagaagaan $ 5 AMASE $ 10.
 Kolka ugu danbaysana, tusaale ahaan 5 sano ka dib, waa alla soo saaro xeer baarlamaan oo 100% mamnuucaya ka ganacsiga qaadka.
1.4.1. Mulkiilayasha Kolayda Qaadka
 Mulkiilayaashani waa dabaqada labaad ee silsilada ka-ganacsiga qaadka, waana qaybta Ugu Badan, waxa ka metà ah dumar iyo straccio, celcelis Ahaan waxay ka helaan shaqada lacag u dhaxaysa 30.000 ilaa 150.000 oo shilin maalintiiba.
... ... ...
Ultimo aggiornamento
7 nov 2017

Sicurezza dei dati

Alla base della sicurezza c'è la comprensione di come gli sviluppatori raccolgono e condividono i tuoi dati. Le misure di protezione della privacy e della sicurezza dei dati potrebbero variare in base all'utilizzo, all'regione e all'età. Lo sviluppatore ha fornito queste informazioni e potrebbe aggiornarle nel tempo.
Nessun dato condiviso con terze parti
Scopri di più sulla modalità di condivisione dei dati dichiarata dagli sviluppatori
Nessun dato raccolto
Scopri di più sulla modalità di raccolta dei dati dichiarata dagli sviluppatori