Diiwaanka Mirqaanka

1 tūkst.+
Atsisiuntimai
Turinio įvertinimas
Visiems
Ekrano kopijos vaizdas
Ekrano kopijos vaizdas
Ekrano kopijos vaizdas
Ekrano kopijos vaizdas
Ekrano kopijos vaizdas

Apie šią programą

1. Hindise Lagu yareynaayo Aafada Qaadka.
1.1. Curinta Xeerka Aasaasida Komishanka KA Hortagista Qaadka.
 Qaadku Waa aafo qaran, hadii AY ahaan lahayd dhinaca dhaqaalaha cafimaadka Iyo qoskaba.
1.2. Ujeeddada Xeerka
 Xeerkani wuxuu aasaasayaa komishan awood fulineed U Leh hawlaha Loo igmaday.
 Komishanku wuxuu ka shaqaynayaa abuurista fursado ganacsi, hadii ay ahaan lahayd warshado, beero Iyo ganacsiga adeegyada tiknoolijiyada, oo lugu badalo ka qanacsiga qaadka.
1.3. Hannaanka Curinta Xeerkan.
 Waxa curinta sharcigan Loo racayaa qaabka ku xusan Qodobka 74aad ee distoorka jamhuuriyada Somalilandas, farqadihiisa 2aad Iyo 3aad.
 Xubno KA TIRSAN golaha wakiilada.
O Abaabulayasha mashruucani waxay takeero ka raadinayaan xubno cayiman oo musharaxiinta golaha wakiilda ka vidurio Ah, iyaga oo codka ay xaqqa u leeyihiin ugu hiilinaya xaqqa.
O Waxa Laga xulanayaa seddexda xisbi qaran vidurio walba 5 musharax, musharaxiintan waxa Loo Balan qadayaa La taageero.
 Shuruudaha AY Ku mudanayaan tageeridu Waa sidan:
O Be aan Loo eegin qabiil.
O Be xildhibaanku Balan qaado į uu xeerkan meel mariyo Marka la doorto.
O Be xildhibaanku ka qayb qaato wacyigalinta mashruucan inta uu socdo.
 Muwaadiniin COD bixiyayaal Ah oo gaadhaya 5000 oo qof.
O Waxa la abuurayaa shabakad muwadiniin ah oo ka kooban LABA dabaqadood:
a) Koox Hal-Durų ah oo ka kooban 100 qof
b) Unugyada oo ka kooban Hal haldoor ah oo raadsata 50 qof oo isaga hoos yimaada oo taageera, Isu geyn Waa 100 * 50 = 5000 oo qof.
1,4. Hawlaha Horyaala Komishanka
 Komishanku wuxuu diwaangelinayaa ganacsadayaasha waaweyn EE Soo waarida Qaadka.
 Waxa La Soo saaraya Liis rasmi Ah oo maxkamada Sare Loo gudbiyo, ujeedaduna Waa į aan hodhow CID kopūstai Lagu Darin, oo wixii faa'iido Ak gaar U noqdaan liiskaa hore.
 Talaabada xigta TAA Waa La qiimeeyo hantida AY haystaan ​​ganacsatadani RAG Iyo dumarba INTA AY tahay, tusale ahaan hadii liisku noqdo 200 qof oo mikdiiba haysto celcelis ahaan $ 2.5million ($ 500 milijonų).
 La qorsheeyo sidii ganacsatadani ganacsiga qaadka ugu badali lahaayeen nooc kopūstas oo ganacsi ah.
 Waa La daraasadeeyo warshadaha Iyo ganacsiga Loo Digo-Rogan Karo, ee la sutvirtintojo qaadi kara dhaqan-dhaqaalaha dadka. Tusaale ahaan hadii AY hantidu noqoto $ 500 milijonų, waxa AY kicin karaan 20 warshadaha oo nooca fudud Ak.
 Marka la Sugo mashaariicda ganacsiga ee qof walba ku haboon, Waa į la Soo saaro xeer madaxwayne (degreeto) oo faraya awaamiirta hoos ku qoran:
O Be sifo sharci ah loo cayimo muddo aan cid kopūstas warshadaha la cayimay aan Loo ogalaan.
O Be sifo sharci ah loo siiyo Dħul, illeyn Waa XAL raadise.
O Be sifo sharci ah loo magacaabo Gudi dabagal ku samaysa hawlaha mashruucan.
O Talaabada ugu danbaysaa Waa į fulintii la bilaabaa, waxaana Lõo bilaabi karaa sida hoos ku xusan:
 Waa SI qunyar qunyar ah loo joojiyo xadiga la Soo waaridayo.
 Waa į ganacsadaha Loo sheego į uu macaamiishiisa kolayada uu u yareeyo Kolba Kolka KA danbeysa, tusaale ahaan Kolka hore Waa į uu dhimaa 20%, 40%, 60%, ...
 Dhinaca kolayada, waa į dawladaha Hoose ay Soo rogaan Amar sheegaya į 20kii qofba AY kolayadooda U kireeyaan GK. kolkaa sakaddiiba waxa Laga helayaa GK Lagu iibiyo qaadka, ileyn qof Kasta oo qaadka cunaa Badi wuxuu leeyahay macmiil, markaas wuxuu ugu Tagi karaa qolkaasi, markaas waxa Laga yaabaa į qofkiiba Ku Soo hagaagaan $ 5 amase $ 10.
 Kolka ugu danbaysana, tusaale ahaan 5 sano ka dib, Waa La Soo saaro xeer baarlamaan oo 100% mamnuucaya ka ganacsiga qaadka.
1.4.1. Mulkiilayasha Kolayda Qaadka
 Mulkiilayaashani Waa dabaqada labaad EE silsilada KA-ganacsiga qaadka, waana qaybta ugu Badan, waxa KA vidurio ah dumar Iyo skuduro, celcelis ahaan waxay KA helaan shaqada lacag u dhaxaysa 30000 ilaa 150.000 oo Shilin maalintiiba.
... ... ...
Atnaujinta
2017-11-07

Duomenų sauga

Norint užtikrinti saugą pirmiausia reikia suprasti, kaip kūrėjai renka ir bendrina jūsų duomenis. Duomenų privatumo ir saugos praktika gali skirtis, atsižvelgiant į jūsų naudojimą, regioną ir amžių. Kūrėjas pateikė šią informaciją ir gali atnaujinti per laiką.
Jokie duomenys nėra bendrinami su trečiosiomis šalimis
Sužinokite daugiau, kaip kūrėjai apibrėžia bendrinimą
Nerenkami jokie duomenys
Sužinokite daugiau, kaip kūrėjai apibrėžia rinkimą