Diiwaanka Mirqaanka

1 tūkst.+
Lejupielādes
Satura vērtējums
Visiem
Ekrānuzņēmuma attēls
Ekrānuzņēmuma attēls
Ekrānuzņēmuma attēls
Ekrānuzņēmuma attēls
Ekrānuzņēmuma attēls

Par šo lietotni

1. Hindise Lagu yareynaayo Aafada Qaadka.
1.1. Curinta Xeerka Aasaasida Komishanka KA Hortagista Qaadka.
 Qaadku waa aafo qaran, hadii ay ahaan lahayd dhinaca dhaqaalaha cafimaadka Ijo qoskaba.
1.2. Ujeeddada Xeerka
 Xeerkani wuxuu aasaasayaa komishan awood fulineed u Leh hawlaha tualete igmaday.
 Komishanku wuxuu KA shaqaynayaa abuurista fursado ganacsi, hadii ay ahaan lahayd warshado, beero Ijo ganacsiga adeegyada tiknoolijiyada, oo lugu badalo KA qanacsiga qaadka.
1.3. Hannaanka Curinta Xeerkan.
 Waxa curinta sharcigan tualete racayaa qaabka ku xusan Qodobka 74aad ee distoorka jamhuuriyada Somālilenda, farqadihiisa 2aad Ijo 3aad.
 Xubno KA TIRSAN golaha wakiilada.
o Abaabulayasha mashruucani waxay takeero KA raadinayaan xubno cayiman oo musharaxiinta golaha wakiilda KA vidus ah, iyaga oo codka ay xaqqa u leeyihiin ugu hiilinaya xaqqa.
o Waxa laga xulanayaa seddexda xisbi qaran vidus walba 5 musharax, musharaxiintan waxa loo balan qadayaa in la taageero.
 Shuruudaha ay ku mudanayaan tageeridu waa sidan:
o aan loo eegin qabiil.
o xildhibaanku balan qaado in uu xeerkan Meel mariyo marka la doorto.
o xildhibaanku KA qayb qaato wacyigalinta mashruucan inta uu socdo.
 Muwaadiniin mencu bixiyayaal ah oo gaadhaya 5000 oo qof.
o Waxa la abuurayaa shabakad muwadiniin ah oo KA kooban laba dabaqadood:
a) Koox Hal-Door ah oo KA kooban 100 qof
b) Unugyada oo KA kooban hal haldoor ah oo raadsata 50 qof oo isaga hoos yimaada oo taageera, Isu geyn waa 100 * 50 = 5000 oo qof.
1.4. Hawlaha Horyaala Komishanka
 Komishanku wuxuu diwaangelinayaa ganacsadayaasha waaweyn ee soo waarida Qaadka.
 Waxa la soo saaraya liis rasmi ah oo maxkamada Sare Loo gudbiyo, ujeedaduna waa jo aan hodhow cid kāposti vārdi Darin, oo wixii faa'iido Ahi gaar u noqdaan liiskaa hore.
 Talaabada xigta taa waa La qiimeeyo hantida ay haystaan ​​ganacsatadani lupatu Ijo dumarba INTA ay tahay, tusale ahaan hadii liisku noqdo 200 qof oo mikdiiba haysto celcelis ahaan $ 2.5million ($ 500 miljoni).
 La qorsheeyo sidii ganacsatadani ganacsiga qaadka ugu badali lahaayeen nooc kāposti oo ganacsi ah.
 Waa in la daraasadeeyo warshadaha Iyo ganacsiga loo digo-Rogans karo, ee la Jaan qaadi kara dhaqan-dhaqaalaha dadka. Tusaale ahaan hadii ay hantidu noqoto $ 500million, waxa ay kicin karaan 20 warshadaha oo nooca fudud ah.
 Marka la Sugo mashaariicda ganacsiga ee qof walba ku haboon, waa in la soo saaro xeer madaxwayne (degreeto) oo Faraya awaamiirta hoos ku qoran:
o SIFO sharci ah tualete cayimo muddo aan cid kāposti warshadaha la cayimay aan tualete ogalaan.
o SIFO sharci ah loo siiyo Dħul, illeyn waa XAL raadise.
o SIFO sharci ah loo magacaabo Gudi dabagal ku samaysa hawlaha mashruucan.
o Talaabada ugu danbaysaa waa in fulintii la bilaabaa, waxaana tualete bilaabi karaa Sida hoos ku xusan:
 Waa jo si qunyar qunyar ah tualete joojiyo xadiga la soo waaridayo.
 Waa in ganacsadaha loo sheego in uu macaamiishiisa kolayada uu u yareeyo Kolba Kolka KA danbeysa, tusaale ahaan Kolka hore waa in uu dhimaa 20%, 40%, 60%, ...
 Dhinaca kolayada, waa in dawladaha Juba ay soo rogaan amar sheegaya in 20kii qofba ay kolayadooda u kireeyaan QOL. kolkaa sakaddiiba waxa laga helayaa QoL vārdi iibiyo qaadka, ileyn qof kasta oo qaadka cunaa Badi wuxuu leeyahay macmiil, markaas wuxuu ugu Tagi karaa qolkaasi, markaas waxa laga yaabaa jo qofkiiba ku soo hagaagaan $ 5 amase 10 $.
 Kolka ugu danbaysana, tusaale ahaan 5 Sano KA kauliņu, waa in la soo saaro xeer baarlamaan oo 100% mamnuucaya KA ganacsiga qaadka.
1.4.1. Mulkiilayasha Kolayda Qaadka
 Mulkiilayaashani waa dabaqada labaad ee silsilada KA-ganacsiga qaadka, waana qaybta ugu Badan, waxa KA vidus ah dumar Ijo lupatu, celcelis ahaan waxay KA helaan shaqada lacag u dhaxaysa 30000 ilaa 150000 oo Shilin maalintiiba.
... ... ...
Atjaunināta
2017. gada 7. nov.

Datu drošība

Drošība sākas ar izpratni par to, kā izstrādātāji vāc un kopīgo jūsu datus. Datu konfidencialitātes un drošības prakse var atšķirties atkarībā no izmantojuma, reģiona un vecuma. Izstrādātājs ir sniedzis šo informāciju un laika gaitā var to atjaunināt.
Dati netiek kopīgoti ar trešajām pusēm
Uzziniet vairāk par to, kā izstrādātāji norāda datu kopīgošanu.
Dati netiek vākti
Uzziniet vairāk par to, kā izstrādātāji norāda datu vākšanu.