Diiwaanka Mirqaanka

1 tys.+
Pobrane
Ocena treści
Dla wszystkich
Zrzut ekranu
Zrzut ekranu
Zrzut ekranu
Zrzut ekranu
Zrzut ekranu

Informacje o aplikacji

1. Hindise lagu yareynaayo Aafada Qaadka.
1.1. Curinta Xeerka Aasaasida Komishanka ka Hortagista Qaadka.
 Qaadku WAA aafo qaran, hadii ay Ahaan lahayd dhinaca dhaqaalaha cafimaadka Iyo qoskaba.
1.2. Ujeeddada Xeerka
 Xeerkani wuxuu aasaasayaa komishan awood fulineed U leh hawlaha Loo igmaday.
 Komishanku wuxuu ka shaqaynayaa abuurista fursado ganacsi, hadii ay Ahaan lahayd warshado, beero Iyo ganacsiga adeegyada tiknoolijiyada, oo lugu Badalo ka qanacsiga qaadka.
1.3. Hannaanka Curinta Xeerkan.
 Waxa curinta sharcigan loo racayaa qaabka ku xusan Qodobka 74aad ee distoorka jamhuuriyada Somaliland, farqadihiisa 2aad Iyo 3aad.
 Xubno ka TIRSAN golaha wakiilada.
O Abaabulayasha mashruucani waxay takeero ka raadinayaan xubno cayiman oo musharaxiinta golaha wakiilda ka połowy ah, oo iyaga codka ay xaqqa u leeyihiin Ugu hiilinaya xaqqa.
O Waxa Laga xulanayaa seddexda xisbi qaran mid walba 5 musharax, musharaxiintan waxa loo Balan qadayaa w la taageero.
 Shuruudaha ay ku mudanayaan tageeridu WAA sidan:
o W aan Loo eegin qabiil.
o W xildhibaanku Balan qaado w uu xeerkan Meel mariyo marka la doorto.
o W xildhibaanku Ka qayb qaato wacyigalinta mashruucan inta uu socdo.
 Muwaadiniin cod bixiyayaal ah oo gaadhaya 5000 oo Kof.
O Waxa la abuurayaa shabakad muwadiniin ah oo ka kooban Laba dabaqadood:
a) Koox Hal-drzwi z ach ka kooban 100 Kof
b) Unugyada z ka kooban Hal haldoor ach z raadsata 50 Kof z ISAGA Hoos yimaada z taageera, Isu geyn waa 100 * 50 = 5000 z Kof.
1.4. Hawlaha Horyaala Komishanka
 Komishanku wuxuu diwaangelinayaa ganacsadayaasha waaweyn ee soo waarida Qaadka.
 Waxa la soo saaraya Liis Rasmi ah oo maxkamada sare loo gudbiyo, ujeedaduna WAA w aan hodhow cid jarmuż lagu darin, oo wixii faa'iido AHI gaar u noqdaan liiskaa hore.
 Talaabada xigta taa WAA w la qiimeeyo hantida ay haystaan ​​ganacsatadani szmata Iyo dumarba INTA ay tahay, tusale Ahaan hadii liisku noqdo 200 Kof oo mikdiiba haysto celcelis Ahaan $ 2.5million ($ 500 milionów).
 w La qorsheeyo sidii ganacsatadani ganacsiga qaadka Ugu Badali lahaayeen nooc jarmuż oo ganacsi ah.
 Waa w la daraasadeeyo warshadaha Iyo ganacsiga loo digo-rogan karo, ee la Jaan qaadi kara dhaqan-dhaqaalaha dadka. Tusaale Ahaan hadii ay hantidu noqoto $ 500 milionów, waxa ay Kicin karaan 20 warshadaha oo nooca fudud ah.
 Marka la sugo mashaariicda ganacsiga ee Kof walba ku haboon, WAA w la soo saaro xeer madaxwayne (degreeto) oo Faraya awaamiirta HOOS ku qoran:
o W SIFO sharci ah loo cayimo muddo aan cid jarmuż warshadaha la cayimay aan loo ogalaan.
o W SIFO sharci ach Loo siiyo Dhul, illeyn waa xal raadise.
o W SIFO sharci ach Loo magacaabo Gudi dabagal ku samaysa hawlaha mashruucan.
O Talaabada Ugu danbaysaa WAA w fulintii la bilaabaa, waxaana toaletowym bilaabi karaa Sida HOOS ku xusan:
 Waa w Si qunyar qunyar ah loo joojiyo xadiga la soo waaridayo.
 Waa w ganacsadaha Loo sheego w uu macaamiishiisa kolayada uu u yareeyo kolba kolka Ka danbeysa, tusaale Ahaan kolka Hore waa w uu dhimaa 20%, 40%, 60%, ...
 Dhinaca kolayada, waa w dawladaha Hoose ay soo rogaan Amar sheegaya w 20kii qofba Ay kolayadooda U kireeyaan QOL. kolkaa sakaddiiba waxa Laga helayaa QoL lagu iibiyo qaadka, ileyn Kof Kasta oo qaadka cunaa badi wuxuu leeyahay macmiil, markaas wuxuu Ugu Tagi karaa qolkaasi, markaas waxa Laga yaabaa w qofkiiba ku soo hagaagaan 5 $ AMASE 10 $.
 Kolka Ugu danbaysana, tusaale Ahaan 5 sano ka dib, WAA w La soo saaro xeer oo baarlamaan 100% mamnuucaya ka ganacsiga qaadka.
1.4.1. Mulkiilayasha Kolayda Qaadka
 Mulkiilayaashani WAA dabaqada labaad ee silsilada ka-ganacsiga qaadka, waana qaybta Ugu Badan, waxa ka połowy ah dumar Iyo szmata, celcelis Ahaan waxay ka helaan shaqada lacag u dhaxaysa 30000 ilaa 150000 oo Shilin maalintiiba.
... ... ...
Ostatnia aktualizacja
7 lis 2017

Bezpieczeństwo danych

Podstawą bezpieczeństwa jest wiedza o tym, jak deweloperzy zbierają i udostępniają Twoje dane. Sposoby zapewniania prywatności i bezpieczeństwa danych mogą się różnić w zależności od użycia aplikacji, regionu i wieku użytkownika. Te informacje podał deweloper i z czasem może je aktualizować.
Żadne dane nie są udostępniane innym firmom
Dowiedz się więcej o deklarowaniu udostępniania danych przez deweloperów
Aplikacja nie zbiera danych
Dowiedz się więcej o deklarowaniu zbierania danych przez deweloperów