Diiwaanka Mirqaanka

1 K+
Descărcări
Evaluarea conținutului
Toți
Captură de ecran
Captură de ecran
Captură de ecran
Captură de ecran
Captură de ecran

Despre aplicație

1. Hindise lagu yareynaayo Aafada Qaadka.
1.1. Curinta Xeerka Aasaasida Komishanka ka Hortagista Qaadka.
 Qaadku Waa aafo qaran, hadii ay ahaan lahayd dhinaca dhaqaalaha cafimaadka Iyo qoskaba.
1.2. Ujeeddada Xeerka
 Xeerkani wuxuu aasaasayaa komishan awood fulineed u Leh hawlaha Loo igmaday.
 Komishanku wuxuu ka shaqaynayaa abuurista fursado ganacsi, hadii ay ahaan lahayd warshado, beero Iyo ganacsiga adeegyada tiknoolijiyada, oo Lugu badalo ka qanacsiga qaadka.
1.3. Hannaanka Curinta Xeerkan.
 Waxa curinta sharcigan Loo racayaa qaabka ku xusan Qodobka 74aad ee distoorka jamhuuriyada Somaliland, farqadihiisa 2aad Iyo 3aad.
 Xubno ka TIRSAN golaha wakiilada.
o Abaabulayasha mashruucani waxay takeero ka raadinayaan xubno cayiman oo musharaxiinta golaha wakiilda ka mijlocul anului ah, iyaga oo codka ay xaqqa u leeyihiin uğu hiilinaya xaqqa.
o Waxa Laga xulanayaa seddexda xisbi qaran la mijlocul walba 5 musharax, musharaxiintan waxa Loo qadayaa în La Balan taageero.
 Shuruudaha ay ku mudanayaan tageeridu Waa Sindan:
o În aan Loo eegin qabiil.
o În xildhibaanku qaado în uu Balan xeerkan Meel mariyo Marka la doorto.
o În xildhibaanku ka qayb qaato wacyigalinta mashruucan Inta uu socdo.
 Muwaadiniin cod bixiyayaal ah oo gaadhaya 5000 oo QOF.
o Waxa la abuurayaa shabakad muwadiniin ah oo ka kooban LABA dabaqadood:
a) Koox Hal-Door ah oo ka kooban 100 QOF
b) Unugyada oo ka kooban HAL haldoor ah oo raadsata 50 QOF oo isaga Hoos yimaada oo taageera, Isu geyn waa * 50 = 100 5000 oo QOF.
1.4. Hawlaha Horyaala Komishanka
 Komishanku wuxuu diwaangelinayaa ganacsadayaasha waaweyn ee Soo waarida Qaadka.
 Waxa la Soo saaraya Liis rasmi ah oo maxkamada Loo gudbiyo Sare, ujeedaduna Waa în aan hodhow cid gulii lagu Darin, oo wixii faa'iido AHI gaar u noqdaan liiskaa hore.
 Talaabada xigta TAA Waa în La qiimeeyo hantida ay haystaan ​​ganacsatadani rag Iyo dumarba Inta ay tahay, tusale ahaan hadii liisku noqdo 200 QOF oo mikdiiba haysto celcelis ahaan $ 2.5million (500 de milioane $).
 In La qorsheeyo sidii ganacsatadani ganacsiga qaadka uğu Badali lahaayeen nooc gulii oo ganacsi ah.
 Waa în La daraasadeeyo warshadaha Iyo ganacsiga Loo digo-Rogan Karo, ee la Jaan Qaadi kara dhaqan-dhaqaalaha Dadka. Tusaale ahaan hadii ay hantidu noqoto $ 500million, waxa ay kicin karaan 20 warshadaha oo nooca fudud ah.
 Marka la Sugo mashaariicda ganacsiga ee QOF walba ku haboon, Waa în La Soo saaro xeer madaxwayne (degreeto) oo Faraya awaamiirta Hoos ku qoran:
o În SIFO sharci ah loo cayimo muddo aan cid gulii warshadaha la cayimay aan Loo ogalaan.
o În SIFO sharci ah loo siiyo Dhul, Waa illeyn XAL raadise.
o În SIFO sharci ah loo magacaabo gudi dabagal ku samaysa hawlaha mashruucan.
o Talaabada uğu danbaysaa Waa în fulintii la bilaabaa, waxaana Loo bilaabi karaa sida Hoos ku xusan:
 Waa în qunyar si qunyar ah loo joojiyo xadiga la soo waaridayo.
 Waa în ganacsadaha loo sheego în uu macaamiishiisa kolayada uu u yareeyo Kolba Kolka ka danbeysa, tusaale ahaan Kolka hore waa în uu dhimaa 20%, 40%, 60%, ...
 Dhinaca kolayada, Waa în dawladaha Hoose ay Soo rogaan sheegaya în 20kii Amar qofba ay kolayadooda u QOL kireeyaan. kolkaa sakaddiiba waxa Laga helayaa QOL lagu iibiyo qaadka, ileyn QOF Kasta oo qaadka cunaa Badi wuxuu leeyahay macmiil, markaas wuxuu uğu Tagi karaa qolkaasi, markaas waxa Laga yaabaa în qofkiiba ku Soo hagaagaan $ de 5 amase 10 $.
 Kolka uğu danbaysana, tusaale ahaan 5 sano ka dib, waa in la soo saaro xeer baarlamaan oo 100% mamnuucaya ka ganacsiga qaadka.
1.4.1. Mulkiilayasha Kolayda Qaadka
 Mulkiilayaashani Waa dabaqada labaad ee silsilada ka-ganacsiga qaadka, waana qaybta uğu Badan, waxa ka mijlocul lui ah dumar Iyo cârpă, celcelis ahaan waxay ka helaan shaqada lacag u dhaxaysa 30,000 Ilaa 150.000 oo Shilin maalintiiba.
... ... ...
Ultima actualizare
7 nov. 2017

Siguranța datelor

Siguranța începe cu înțelegerea modului în care dezvoltatorii colectează și trimit datele tale. Practicile de securitate și confidențialitate a datelor pot varia în funcție de modul de utilizare, de regiune și de vârsta ta. Dezvoltatorul a oferit aceste informații și le poate actualiza în timp.
Nu sunt trimise date terțelor părți
Află mai multe despre cum declară dezvoltatorii trimiterea
Nu au fost colectate date
Află mai multe despre cum declară dezvoltatorii colectarea