Diiwaanka Mirqaanka

1 tis.+
Stiahnuté
Hodnotenie obsahu
Pre všetkých
Snímka obrazovky
Snímka obrazovky
Snímka obrazovky
Snímka obrazovky
Snímka obrazovky

Informácie o aplikácii

1. Hindise Lagu yareynaayo Aafada Qaadka.
1.1. Curinta Xeerka Aasaasida Komishanka ka Hortagista Qaadka.
 Qaadku waa aafo qaran, hady ay ahaan lahayd dhinaca dhaqaalaha cafimaadka Iyo qoskaba.
1.2. Ujeeddada Xeerka
 Xeerkani Wuxu aasaasayaa komishan awood fulineed u ľah hawlaha loo igmaday.
 Komishanku Wuxu ka shaqaynayaa abuurista fursado ganacsi, hady ay ahaan lahayd warshado, Beer Iyo ganacsiga adeegyada tiknoolijiyada, oo lugu badalo ka qanacsiga qaadka.
1.3. Hannaanka Curinta Xeerkan.
 Waxa curinta sharcigan loo racayaa qaabka ku xusan Qodobka 74aad ee distoorka jamhuuriyada Somaliland, farqadihiisa 2aad Iyo 3aad.
 Xubno ka TIRSAN golaha wakiilada.
o Abaabulayasha mashruucani waxay takeero ka raadinayaan xubno cayiman oo musharaxiinta golaha wakiilda ka mid ah, iyaga oo codka ay xaqqa u leeyihiin Ugu hiilinaya xaqqa.
o Waxa Laga xulanayaa seddexda xisbi qaran mid WALB 5 musharax, musharaxiintan waxa loo balan qadayaa v la taageero.
 Shuruudaha ay ku mudanayaan tageeridu waa Sidan:
o V aan loo eegin qabiil.
o V xildhibaanku balan qaado v uu xeerkan Meele Mariya marka la doorto.
o V xildhibaanku ka qayb qaato wacyigalinta mashruucan inta uu SOCD.
 Muwaadiniin treska bixiyayaal ah oo gaadhaya 5000 oo QoF.
o Waxa la abuurayaa shabakad muwadiniin ah oo ka kooban laba dabaqadood:
a) Koox Hal-dvere ah oo ka kooban 100 QoF
b) Unugyada oo ka kooban hál haldoor ah oo raadsata 50 QoF oo isaga Hoos yimaada oo taageera, Isu geyn waa 100 x 50 = 5000 oo QoF.
1.4. Hawlaha Horyaala Komishanka
 Komishanku Wuxu diwaangelinayaa ganacsadayaasha waaweyn ee soo waarida Qaadka.
 Waxa la soo saaraya Liis Rasm ah oo maxkamada Sare toaleta gudbiyo, ujeedaduna waa v aan hodhow cid kel Lagu Darin, oo wixii faa'iido ahi Gaara u noqdaan liiskaa hore.
 Talaabada xigta TAA waa v la qiimeeyo hantida ay haystaan ​​ganacsatadani rag Iyo dumarba inta ay Taha, tusale ahaan hady liisku noqdo 200 QoF oo mikdiiba haysto celcelis ahaan $ 2.5million ($ 500 miliónov).
 V la qorsheeyo Sidi ganacsatadani ganacsiga qaadka Ugu bádal lahaayeen nooc kale oo ganacsi ah.
 Waa v la daraasadeeyo warshadaha Iyo ganacsiga loo digo-stahujte Karo, ee la Jaan qaadi kara dhaqan-dhaqaalaha dadka. Tusaale ahaan hadím ay hantidu noqoto $ 500 miliónov, waxa ay Kičina karaan 20 warshadaha oo nooca fudud ah.
 Marka la sugo mashaariicda ganacsiga ee QoF WALB ku haboon, waa v la soo Saari xeer madaxwayne (degreeto) oo Faraya awaamiirta Hoos ku Koran:
o V Sifo SHARC ah loo cayimo Muddy aan cid kale warshadaha la cayimay aan loo ogalaan.
o V Sifo SHARC ah loo šíiy Dhul, illeyn waa XAL raadise.
o V Sifo SHARC ah loo magacaabo Gudi dabagal ku samaysa hawlaha mashruucan.
o Talaabada Ugu danbaysaa waa v fulintii la bilaabaa, waxaana Loo bilaabi Karate Sida Hoos ku xusan:
 Waa v qunyar si qunyar ah loo joojiyo xadiga la soo waaridayo.
 Waa v ganacsadaha Loo sheego v uu macaamiishiisa kolayada uu u yareeyo Kolba Kolka ka danbeysa, tusaale ahaan Kolka hore waa v uu dhimaa 20%, 40%, 60%, ...
 Dhinaca kolayada, waa v dawladaha Hoose Ay soo rogaan Amar sheegaya v 20kii qofba ay kolayadooda u kireeyaan kvalitu života. kolkaa sakaddiiba waxa Laga helayaa QOL Lagu iibiyo qaadka, ileyn QoF kasta oo qaadka Cuna BAdI Wuxu leeyahay macmiil, markaas Wuxu Ugu Tagi KARA qolkaasi, markaas waxa Laga yaabaa v qofkiiba ku soo hagaagaan $ 5 amas $. 10
 Kolka Ugu danbaysana, tusaale ahaan 5 Sano ka dib, waa v la Soo Saari xeer baarlamaan oo 100% mamnuucaya ka ganacsiga qaadka.
1.4.1. Mulkiilayasha Kolayda Qaadka
 Mulkiilayaashani waa dabaqada labaad ee silsilada ka-ganacsiga qaadka, waana qaybta Ugu badan, waxa ka mid ah Dumar Iyo handru, celcelis ahaan waxay ka helaan shaqada lacag logiky U dhaxaysa 30.000 ilaa 150.000 oo Shilin maalintiiba.
... ... ...
Aktualizované
7. 11. 2017

Zabezpečenie údajov

Bezpečnosť sa začína porozumením tomu, ako vývojári zhromažďujú a zdieľajú vaše údaje. Postupy zabezpečenia a uchovávania údajov v súkromí sa môžu líšiť v závislosti od používania, regiónu a veku. Tieto informácie poskytol vývojár a môže ich časom aktualizovať.
S tretími stranami nie sú zdieľané žiadne údaje
Neboli zhromaždené žiadne údaje