500+
次下载
内容分级
适合所有人
屏幕截图图片
屏幕截图图片
屏幕截图图片
屏幕截图图片

关于此应用

霍德哈卡
HIILKAAB APP waa habka ugu fudud ee aad wax uga iibsan kartid online-ka adigoo gurigaaga ama goobtaada shaqada jooga, waxaad ka heli karta jawaabaha dhammaan baahiyahaaga。

HIILKAAB APP wuxu ku dhisan yahay hab si fudud loo isticmaali karo, la isku haleen karo, waxa uu ka qeyb qaadanayaa horumarka ganacsiga dalka iyo adeeg u hasla dad weynaha helida wax walba ay u baahdaan。

o FAAIDADA HIILKAAB
Keedso waqtigaga iyo lacagtada,Wax walba ad u baahantahay ku hel si fudud,waliba Qiimo jaban iyo tayo sare leh。

o Qaabka uu u shaqeeyo app ka
Waxan u qaabeenay hab suuq ah, oo sifudud loga heli karo adeeg walba ay bulshada u baahantahay。
Ganacsatada wey 是 diiwangeliyaan ka dib ayaan Suuqa kuso bandhignaa alaabtooda ama service kooda。

o Qeebaha uu ka koobanyahay

1 交货:-
Waxa kuu qadeena Alaabtaada waxana ku geyneena halka ad u rabtid in la geeyo alaabtas, ayadoo la ilaaliyay, la damaanad qaaday wax kaste o ku yimaada inta shaqadaas la qabanaayo。

2 食物:-
Waxaad ka heli kartaa oo aad ka iibsan kartaa cunnooyin kala duwan adigo dooranaya maqaayada aad dooneysid。

3 购物:-
Waxa ku jira in kabadan 10 kun products oo kala duwan sida、智能手机、衣服、运动、鞋子、手表、化妆品、家居饰品、书籍和文具 iyo kuwa lamid 啊,waad iibsan karta si ad u fudud。

4 Isku halenta iyo amaanada
Ma u baahnid inaad ka walwashid xogtaada shaqsiga ah iyo iibkaaga, anaga aya kuu xafideeno, si shaqsi ah na wa u arki kartaa wana la socon karta wax walba ad iibsatay, qof an adiga aheen xaq umalaha inuu daalacado。

5 Lacag 比辛塔
Dhawr qaab kala duwan ayaad u bixin karta lacagaha sida EVC、E-DAHAB、ZAAD、SAHAL、ON CASH

5 塞林塔阿拉巴塔
Wa lagaa celina hadi aad ku qanci waydo product ad iibsatay, lacagtaada neh wa laguu celin doona。

o Nalasoo xariir
Si fudud aya noogula soxiriiri karta adigo fariin noosodiri kara ama nasoo wici kara waqti kaste。
更新日期
2023年12月6日

数据安全

安全始于了解开发者如何收集和分享数据。数据隐私保护和安全措施可能会因您的使用情况、所在地区和用户年龄而异。此类信息由开发者提供,可能会随时间更新。
不与第三方分享任何数据
详细了解开发者如何声明数据分享事宜
不会收集任何数据
详细了解开发者如何声明数据收集事宜

新变化

New Features 🔥

应用支持

电话号码
+252617697873
开发者信息
Ahmed Osman yusuf
ahmedozmaan@gmail.com
Somalia
undefined