3.8
567 opiniones
100 k+
Descargas
Calificación del contenido
Apto para todo público
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla

Acerca de esta app

HORUDHAC
--------------------

Somalí en línea del mercado (SOOMAR) waa shirkad soomaaliyeed oo qabata adeeg E-commerce nooc La jaanqaadi karaa fahamka qofka Soomaliga ah, waxaa ku dhisnay hab fudud oo saaxib La isticmaalaha ah, wuxuu ka qeyb qaadanayaa Horumarka ganacsiga Dalka.

 Qaabka uu u shaqeynayo Aplicaciones-ka

Waxaa u qaabeynay hab-ka ay Isku raacsanyihiin ganacsiyadda Soomaalida, annagoo xooga saarnay INAA fududeyno hab adeegsiga Iyo si uu u noqdo Meel XOG Kasta oo ganacsi oo loo baahdo laga heli Karo, mar waa Meel aa kusoo bandhigo karto adeega aad u heyso bulshada marna waa Suuq aad ka iibsan karto cera kasta oo aad u baahato.
Descargar Waa-gareysan kartaa ka ka dibna waa iibsan kartaa, kana dheehan kartaa waxaa u baahato.
Wey Ganacsatadana es diiwaangelin Karaan ka dib ayaan adeegooda bulshada La wadaageynaa.
 
 Wuxuu ka koobanyahay
-------------------------------------

 Compras: -
oo ay ku jiraan ganacsiyada iibiya alaabaha kala duwan sida, supermercados, electrónica, Carwooyinka, papelería, de muebles, piezas de repuesto Iyo wixii la mitad ah waaad arki kartaa ganacsi Kasta waana ka iibsan kartaa waxaa doonto adigoo isticmaalaya EVC, E-Dahab, E- Maal, Mastercard, Visa card.
 viaje: -
waxaa ka heli kartaa agencias Dhamaan viajes adigoo si fudud u ogaan kara halka aad u safreyso diyaaradaha aada, maalmaha ay baxaan, qiimaha ka dibna ku iibsan Kara Ticket-ka adeegyadda Lacagaha lagu bixiyo sida EVC, E-Dahab Iyo E-Maal, MASTERCARD, TARJETA VISA.
Ø Restaurantes:
 waxaa ka arki kartaa oo aad ka iibsan kartaa cunnooyinka adigoo dooranaya maqaayada EAAA dooneyso.
Ø Universidades:
waxaa ku jira jaamacadaha, waxaa sahleynaa ardayda Iyo waalidiinta Iney u booqan Karaan jaamacadda iyagoo ogaan Kara Facultades-ka ay bixiso Jaamacad Kasta, Pago-ga, Xiliyada uu semisterka Bilow yahay Iyo xiliyada uu dhamaanayo.
Ø Hospitales:
waxaa ku jira Xarumaha caafimaad-ka waxaa dooran kartaa Doctor-ka daneyneyso waxana si fudud u bixina kartaa lacagta Ticket-ka-ka doctor.
 TV y radio: -
wuxuu u sahlayaa dhageystayaasha Iyo daawadayaasha Iney La Socon Karaan warbaahinta Progam-yada, la col rizada Sidoo wuxuu fududeynaa adeegyada Fariimaha wararka ee idaacadaha qaarkood isticmaalaan, toos ayaa Looga daawan karaa loogana dhageysan karaa.
 Coches: -
waxaad booqan karaa oo DHex wareegi kartaa Geerash-yada (Carwooyinka) baabuurta lagu iibiyo waxaad daawan kartaa sawiradda baaburta, modelos-ka, waxaad kalo ogaan kartaa qiimaha.
 Shirkaddaha isgaarsiinta: -
 waxaa ogaan kartaa adeegyada ay bixiyaan shirkadaha isgaarsiinta.
Waxaa Sidoo la col rizada ka mediados adeegeenna ah
Ø Los bancos-ka,
 shirkadaha dhismaha,
 kuwa adeega guud,
 Shirkadaha korantada,
 Kaalimaha shidaalka,
 Warshaddaha, Maktabadaha.

• WAXA UGÚ MUHIIMSAN
-------------------------------------
-inaa dheehan karto adeeg-yada, badeecadaha uu haayo ganacsi Hebel.
-Inaa WICI karto si toos ah isla App-ka dhexdiisa
-inaa mensaje u diri karto.
-inaa ka iibsan karto
Actualización
7 oct 2023

Seguridad de los datos

El primer paso de la seguridad es comprender cómo los desarrolladores recopilan y comparten tus datos. Las prácticas de privacidad y seguridad de datos pueden variar en función del uso de la app, la región y la edad. El desarrollador proporcionó esta información y podría actualizarla con el tiempo.
No se comparten datos con terceros
Más información sobre cómo los desarrolladores declaran el uso compartido
Es posible que esta app recopile estos tipos de datos
Información personal
Los datos están encriptados en tránsito
Puedes solicitar que se borren los datos

Calificaciones y opiniones

3.8
564 opiniones

Novedades

Bug fixes and performance improvements: In this release, we've fixed several bugs and improved the performance of our app to provide a better user experience.

Asistencia de la app