Cutubkan Barashada Dahaaradu WAXA uu ka mediados yahay Silsilad Fiqi ah, oo Aanu Soo wadno, taasi oo magaceedu guud uu yahay BARO HAB-DHAQANKA NOLOSHAADA.
Dahaaradu waxay u qaybsantaa laba nooc:
- Qalbiga oo laga nadiifiyo: xaasidnimada, naceybka Iyo ceebaha.
- Iyo Jidhka ama Weelka oo laga nadiifiyo wasakhda (Tani waa ta cibaadada banaysto lagu, sida; salaada gudashada, Iyo wixii la mitad ah ...)
Actualización
29 sept 2020