Xeel-Daaq

Contiene anuncios
5 K+
Descargas
Calificación del contenido
Apto para todo público
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla

Acerca de esta app

xeelDAAQ, waa hage si kooban kuu tusaaya dhacdooyinka
suurogalka ah ee aad la kulmi karto, hayaanka-hawleed intaad
ku gudajirto. Marleyna ma aha inay kuwaa laftoodu dhacaan
ama inay dhici doonaani. Dhugo oo kaliya, dabeedna qaado
ve aankaaga. Waa saddex miduun aragti ahaan oo waa: hadal, hawl iyo waxqabad, ama hiil. Xeeldaaqna waa intaba.
 
Bahda qalinlayda iyo gole aqooneed kasta waxa dhex iyo nud u
ahi waa boorrin iyo tusaalayn. Waana gudbin ujeedadoodu iyo
inay baahiyaan wixii kastee ay u gartaan samo iyo inuu
ogaansho u qalmo. Qormaduna intaasi yuunbay ka duulaysaa,
oo waxa ula-jeedadu tahay en dhalinyar badani ku dhiirato
bilawga arrin u gaara, iyo abbaabulka hawl ay iskood u
yeeshaan maaraynteeda. Hab raacu waa kala gedismi karaa
viernes ayaamihii tagay werinayaan. Lama hayo jid toosan oo
laysla yaqaano inuu dhab u daadihiyo guusha, mana jiro mid ka
ag dhow oo isna yeedhiya meerisyadda ay cawda saldhiga ahi
Ka Tolan Tahay. Hubaashii se, dhabbada la maraayo, hubka la sito iyo gunaanadka intaba waa lagu kala gedisan yahay. Cid kastoo tidhaahda jarranjaradaa qaad, iyo taa kale u marna run may sheegin. Layskaga mid maaha xagna, oo lagama midaysna humaaga kore mooyee kale de cera. Kaliya waxa la wadaagaa waa hanaanka qorshaymeed, hab-samida iyo rabitaanka guusha.
Actualización
28 sept 2020

Seguridad de los datos

Los desarrolladores pueden mostrar información aquí sobre cómo su app recopila y usa tus datos. Más información sobre la seguridad de los datos
No hay información disponible

Novedades

Waxaanu Ku Soo Kordhinay:
Muuqaalka guud oo aanu qurxinnay...Iyo Woxogaa Ads ah oo aanu ku darnay...