Soomaali MALL

Zawiera reklamy
10 tys.+
Pobrane
Ocena treści
Dla młodzieży
Zrzut ekranu
Zrzut ekranu
Zrzut ekranu
Zrzut ekranu
Zrzut ekranu
Zrzut ekranu
Zrzut ekranu
Zrzut ekranu

Informacje o aplikacji

SOOMAALI CYFROWE MALL
Mall-kani waxa boos ka qabsan kara dhamaan ganacsiyada, xafiisyada iyo xarumaha dadka soomaaliyeed.
Faa'iidooyinkiisa waxa ka mid ah:
Waxa uu si fudud isugu xidhayaa dadka iyo daneeyayaashooda.
Waxa uu qofka u soo koobayaa, oo uu meel ka wada tusayaa, danihiisa dhaqan dhaqaale.
Qofka halkan soo booqdaa waxa uu qaadan karaa go'aan fiican oo aanu hadhaw qoomameynin, maadaama oo wixii uu u baahnaa ishiisu badi aragtay.
Waxa uu qofku si toos ah wosk u weydiin karaa maamuleyaasha xafiisyada ama xarumaha ganacsi ee boos ku leh bartani.
Ostatnia aktualizacja
20 wrz 2021

Bezpieczeństwo danych

Deweloper może podać tu informacje o tym, jak jego aplikacja zbiera i wykorzystuje Twoje dane. Więcej informacji o bezpieczeństwie danych
Brak informacji