Quraanka Somali oo Maqal ah

Përmban reklama
4,8
1,19 mijë komente
500 mijë+
shkarkime
Vlerësimi i përmbajtjes
Të gjithë
Imazhi i pamjes së ekranit
Imazhi i pamjes së ekranit
Imazhi i pamjes së ekranit
Imazhi i pamjes së ekranit
Imazhi i pamjes së ekranit
Imazhi i pamjes së ekranit
Imazhi i pamjes së ekranit
Imazhi i pamjes së ekranit
Imazhi i pamjes së ekranit
Imazhi i pamjes së ekranit
Imazhi i pamjes së ekranit
Imazhi i pamjes së ekranit
Imazhi i pamjes së ekranit
Imazhi i pamjes së ekranit

Rreth këtij aplikacioni

Kuran (karabi: Kur’an; ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle Allah (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed paqja qoftë mbi të.svg (n.n.k.h), ka oo ku kuoran luuqada carabiga.
Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig dhe yahay diinta Islamka dhamaanteed.

Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (zoti) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed paqja qoftë mbi të. 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed paqja qoftë mbi të.svg (nnkh) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.

Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo regjistbood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed paqja qoftë mbi të. Svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani mbi të.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu KA kooban yahay boqol toban Iyo larg Suuradood kuwaasi Ooy Ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo KA o samaysan 7 aayadood ilaa laga laga gaeeo sukaa 7 aayadood ilaa laga laga gaeeo sukao 7 aayadood ilaa laga gaeeo sukaa 7 aayadood ilaa laga gaeeo sukau 6 aayadood.

Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qooliya ameo iyo xisa Sidoo kale, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu tallo-galay në kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi wax ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka.

Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku wa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay në aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada.
Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta ahi waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.
Përditësuar më
10 jan 2024

Siguria e të dhënave

Siguria fillon me njohjen e mënyrës se si i mbledhin dhe i ndajnë zhvilluesit të dhënat e tua. Praktikat për privatësinë dhe sigurinë e të dhënave mund të variojnë bazuar në përdorimin, rajonin dhe moshën tënde. Këto informacione janë dhënë nga zhvilluesi dhe ato mund të përditësohen me kalimin e kohës.
Ky aplikacion mund të ndajë këto lloje të dhënash me palë të treta
Vendndodhja dhe Informacionet personale
Nuk mblidhen të dhëna
Mëso më shumë për mënyrën se si e deklarojnë zhvilluesit mbledhjen e të dhënave
Të dhënat janë enkriptuar gjatë transferimit
Të dhënat nuk mund të fshihen

Vlerësime dhe komente

4,8
1,16 mijë komente