-Macaamiilka Rikaab si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.
Warbixin dhameestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo Rikaab
1-Macaamiilka ayaa dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib Waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee Rikaab.
2-Dalabkada Waxaa Arki Doono Darwalka Kuugu Dhaw ee Nuuca Gaariga Aad Dalbatay, Isaga Ayaaana Ku Aqbali Kara Ama Ku Diidi Kara.
3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha si uu u raadiyo meesha u ku suganyahy macmiilku.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalku u soo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalku soo gaaray.
7-Kadib Waxaa Bilaabanaya Safarkii Marka Uu Macaamiilka Soo Raaco Gaariga.
8-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagta safarka.
9-Ugu Danbeen Labadaba Waxay Aqbali Doonan Warqada Lacagta, Sido Grünkohl Mitte Walba Kan Grünkohl Ayuu Qiimeen Ku Samen Doona Intii uu Safarka Ku Socday.
Aktualisiert am
07.09.2024