Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali)

5.0
36 opiniones
5 K+
Descargas
Calificación del contenido
Apto para todo público
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla

Acerca de este juego

Quudi Cirfiidka waxay ilmahaaga bareysaa asaaska akhriska. Uruuri ukumo cirfiid oo quudi xarfo si ay u waynaadaan oo ay noqdaan saaxiib cusub!
WAA MAXAY QUUDI CIRFIIDKA?
Quudi Cirfiidka cera isticmaali farsamad la xaqiijiyey ee ah ‘ciyaar si aad cera u barato’ si loo hawlgaliyo caruurta oo lagu caawiyo in ay bartaan sida cera loo akhriyo. Carruurtu encerado jecel yihiin inay uruuriyaan oo ay sii kobciyaan xayawaanka Cirfiidka iyagoo isla markaa ay baranayaan aasaaska akhriska.
¡WAA LACAG LA’AAN SOO DAJINTA, WAX XAYAYSIIN AH MA JIRO, WAX APP OO LA SOCDA EE LA IIBSAN MA JIRO!
Dhammaan maadada waa 100% lacag la'aan, waxa sameeyey Alfabetización Sin fines de lucro Curious Learning, CET iyo Apps Factory
QAAB-DHISMEEDKA CIYAARTA SI KOR LOOGU QAADO XIRFADAHA AKHRISKA:
•Xujo codad oo sii jiidaso iyo xiiso leh
•Ciyaar hab raacid xarfaaha si ay u caawiso akhriska iyo qorida
•Ciyaarta xasuusta ereyada
• Escuchar "Codka kaliya" oo tartan leh
• Warbixinta horumarka waalinka
•Isticmaale-kala-duwan si loo helo horumarka isticmaale shakhsi ah
•Cirfiidyo la aruurin karo, isbedalaya, oo xiiso leh
•Waxa loo sameeyey si loo horumariyo xirfadaha dareen-dhaqameed
•Ma jiraan App-la-socda oo la iibsan
•Ma jiraan cera xyeesiin ah
• Loo ma baahno ku xirid internetka ah

KHUBARAA AYAA U SAMEEYEY ILMAHAAGA
Cayaarta waxay ku salaysan tahay sannado cilmi-baaris iyo khibrada ah cilmiga akhris-qoraalka. Waxay isku dareysaa xirfadaha muhiimka ah ee akhris-qoraalka, oo ay ka mid tahay Wacyigelinta Codka, Aqoonsiga Xarfaha, Dhawaaqyada, Ereyada, Akhriska Ereyga La-arko, iyo Fahamka si ay carruurta u u awoodaan in ay horumariyaan saldhig adag ee akhriska. Oo ku dhisan fikradda ah daryeellidda ururinta cirfiidyada, waxaa loo sameeyey in lagu dhiirrigeliyo naxariista, dulqaadashada iyo horumarinta dareen-dhaqameedka ee carruurta.
Quudi Cirfiidka waxaa maalgeliyey Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Noruega si qayb ka ah tartanka EduApp4Syria. App-ka asalka ah ee Carabiga waxaa loo sameeyey si la wadaag ah oo ka dhaxeeyey Apps Factory, CET - Xarunta Tiknoolajiyada Waxbarashada, iyo IRC - Guddiga Samafalka Caalamiga ah.
Quudi Cirfiidka waxaa u badelay ama نu habeeyey af Ingriiska Curious Learning hay’ad oo aan faa'iido doon ahayn oo xooga saarta hormarinta helitaanka maado akhris-qoraal oo waxtar leh oo loogu talagalay qof walba oo u baahan.
Actualización
30 jul 2021

Seguridad de los datos

El primer paso de la seguridad es comprender cómo los desarrolladores recopilan y comparten tus datos. Las prácticas de privacidad y seguridad de datos pueden variar en función del uso de la app, la región y la edad. El desarrollador proporcionó esta información y podría actualizarla con el tiempo.
Esta app podría compartir estos tipos de datos con terceros
Ubicación, Actividad en apps e Información y rendimiento de la app
Es posible que esta app recopile estos tipos de datos
Ubicación, Actividad en apps e Información y rendimiento de la app
Los datos están encriptados en tránsito
Puedes solicitar que se borren los datos
Se comprometió a satisfacer la Política de Familias de Play

Calificaciones y opiniones

5.0
35 opiniones