Qaabka е diiwaangalinta
-Macaamiilka dhaweeye si caadi ах ayuu ISU diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya Фејсбук ama Google.
-Darawalka sido Кале ayuu ISU diiwan galinaya balse waxuu sugaya INTA Laga така aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.
Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye
1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu Rabo во La geeyo, kadib ayuu Arki doona masaafada lagu Tagi Karo meeshas Iyo lacagta lagu geynayo, kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u Rabo inuu raaco hadii ay онлајн yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka Ugu dhaw ee dhaweeye.
2-Dalabkada waxaa Arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari ААН dalbatay, isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi Кара.
3- Dalbadaha ayaa Хели doono fariin ku saabsan во La diiday ama во La aqbalay.
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.
5-Dalbadaha ayaa Хели doono fariin ах во darwalka usoo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa Хели doono fariin ах во darawalka soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii марки uu macaamiilka soo raaco gaariga.
8-Darawalka waxuu Arki doona jidka u ku socdo Iyo СИДА Ugu dhaw u ka Tagi Karo meesha u dalbaday macaamiilka.
9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay Хели doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta, sido Кале средината walba кан Кале ayuu qiimeen ku samen doona intii глас safarka ku ВАДА jireen.
Патување и локални случувања