-Macaamiilka Rikaab si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.
Warbixin dhameestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo Rikaab
1-Macaamiilka ayaa dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii está online yihiin kadib cerau ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee Rikaab.
2-Dalabkada ceraa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaariga aad dalbatay, isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan em la diiday ama em la aqbalay.
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha si uu u raadiyo meesha u ku suganyahy macmiilku.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalku u soo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalku soo gaaray.
7-Kadib ceraa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
8-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka cera heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagta safarka.
9-Ugu danbeen labadaba cera aqbali doonan warqada lacagta, sido couve mid walba kan couve ayuu qiimeen ku samen doona intii uu safarka ku socday.