Dhaweeye Darawal

4,8
6,95 tis. mnenj
100 tis.+
Prenosi
Kategorija vsebine
Primerno za najstnike
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona

O tej aplikaciji

Qaabka je diiwaangalinta

-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu ISU diiwaangalin karaa ama isago Isku diiwan galinaya facebook ama google.
-Darawalka Sido ohrovt ayuu ISU diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga tako aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.

Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye

1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu Rabo v la geeyo, kadib ayuu Arki doona masaafada lagu Tagi karo meeshas Iyo lacagta lagu geynayo, kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u Rabo inuu RAACO hadii ay ugodnih yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye.
2-Dalabkada waxaa Arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari AAD dalbatay, isaga ayaaana ku aqbali kara AMA ku diidi kara.
3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan La diiday AMA v la aqbalay.
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah v darwalka usoo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah v darawalka soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii Marka uu macaamiilka soo RAACO gaariga.
8-Darawalka waxuu Arki doona jidka u ku socdo Iyo sida ugu dhaw u ka Tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.
9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli DOONAN labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali DOONAN warqada lacagta, Sido ohrovt sredi walba kan ohrovt ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku WADA jireen.
Posodobljeno dne
23. mar. 2024

Varnost podatkov

Razumevanje, kako razvijalci zbirajo in razkrivajo vaše podatke, je prvi korak do varnosti. Varovanje podatkov in zagotavljanje varnosti podatkov se morda razlikujeta glede na vašo uporabo, območje in starost. Razvijalec je zagotovil te podatke in jih bo sčasoma morda posodobil.
Podatki se ne razkrivajo drugim ponudnikom
Preberite več o tem, kako razvijalci najavijo deljenje.
Zbranih ni bilo nič podatkov.
Preberite več o tem, kako razvijalci najavijo zbiranje.
Podatki so šifrirani med prenosom
Zahtevate lahko izbris podatkov

Ocene in mnenja

4,8
6,94 tis. mnenj