4,4
250 mnenj
10 tis.+
Prenosi
Kategorija vsebine
Primerno za vse
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona
Slika posnetka zaslona

O tej aplikaciji

-Macaamiilka Rikaab si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.

Warbixin dhameestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo Rikaab
1-Macaamiilka ayaa dooran karaa nuuca gaari v rabo inuu raaco hadii je na spletu yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee Rikaab.
2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaariga aad dalbatay, isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.
4-Darawalka ayaa v dhaqaaqaya dhanka dalbadaha si uu u raadiyo meesha v ku suganyahy macmiilku.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalku u soo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalku soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
8-Marki la gaaro meeshi v dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagta safarka.
9-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta, sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii uu safarka ku socday.
Posodobljeno dne
1. apr. 2024

Varnost podatkov

Razumevanje, kako razvijalci zbirajo in razkrivajo vaše podatke, je prvi korak do varnosti. Varovanje podatkov in zagotavljanje varnosti podatkov se morda razlikujeta glede na vašo uporabo, območje in starost. Razvijalec je zagotovil te podatke in jih bo sčasoma morda posodobil.
Podatki se ne razkrivajo drugim ponudnikom
Preberite več o tem, kako razvijalci najavijo deljenje.
Zbranih ni bilo nič podatkov.
Preberite več o tem, kako razvijalci najavijo zbiranje.
Podatki so šifrirani med prenosom
Zahtevate lahko izbris podatkov

Ocene in mnenja

4,4
250 mnenj