4.4
250 則評論
1萬+
次下載
內容分級
適合所有人
螢幕截圖圖片
螢幕截圖圖片
螢幕截圖圖片
螢幕截圖圖片
螢幕截圖圖片
螢幕截圖圖片
螢幕截圖圖片
螢幕截圖圖片
螢幕截圖圖片
螢幕截圖圖片
螢幕截圖圖片
螢幕截圖圖片
螢幕截圖圖片
螢幕截圖圖片
螢幕截圖圖片

關於這個應用程式

-Macaamiilka Rikaab si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google。

Warbixin dhameestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo Rikaab
1-Macaamiilka ayaa dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadibwasuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee Rikaab。
2-Dalabkada wowaaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaariga aad dalbatay, isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara。
3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay。
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha si uu u raadiyo meesha u ku suganyahy macmiilku。
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalku u soo socdo dhankiisa。
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalku soo gaaray。
7-Kadib wwasaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga。
8-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka wahay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagta safarka。
9-Ugu danbeen labadaba wasaay aqbali doonan warqada lacagta, sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii uu safarka ku socday。
更新日期
2024年4月1日

資料安全性

想確保安全,就從瞭解開發人員如何收集與分享資料開始!根據你的使用情形、所在地區及年齡,資料的隱私權和安全性措施可能會有所不同。這項資訊由開發人員提供,可能會隨時間更新。
不會與第三方分享資料
進一步瞭解開發人員如何聲明資料分享事宜
不會收集任何資料
進一步瞭解開發人員如何聲明資料收集事宜
資料已在傳輸過程中加密
你可以要求系統刪除資料

評分和評論

4.4
250 則評論