Macmiil, safarkaaga iyo Socdaalkaagaba ku xidhnoow; adeegyada kala duwan ee Safar Transport!
Adeegyada aad ka dalban karto App-kan waxa ka mid ah:
1: Adeegga Taxi-ga si aadugu fushato hawlahaaga shaqsiga ah, adiga oo ilaashanaya waqtigaaga.
Waxaanu kuugu adeegaynaa sida ugu deg-degga badan, uguna soo dhawaynta wanaagsan.
SAHAL waa sahlaha safarkaaga iyo danahaaga shaqsiga ah