SOM Cal AI waa food tracking app casri ah oo kuu sahlaya inaad si degdeg ah u ogaato kalooriyada, u raad raacdo cuntadaada, una hesho dhiirigelin joogto ah. Waxaa ku jira AI ku caawinaya in uu kugu qiyaaso calories-ka adoon ku daalin.
Waxaad ku sameyn kartaa:
• Sawir cunto oo AI ku qiyaasa calories
• Ku qor ama ku scan garee cunnooyinkaada
• La soco carbs, protein iyo fat
• Sameyso goals maalinle ah
• Hel inspo & health motivation maalin kasta
• Ka socodsii streaks iyo progress visual charts
• Design nadiif ah oo fudud loo isticmaali karo
Ujeedada SOM Cal AI waa in ay ka dhigto healthy living mid fudud, caqli badan, oo dhiirigelin leh
Track food, count calories smartly, and get daily health