Diiwaanka Mirqaanka

1 K+
Descargas
Calificación del contenido
Apto para todo público
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla
Imagen de la captura de pantalla

Acerca de esta app

1. Hindise lagu yareynaayo Aafada Qaadka.
1.1. Curinta Xeerka Aasaasida Komishanka ka Hortagista Qaadka.
 Qaadku waa aafo Qaran, HADII ay ahaan lahayd dhinaca dhaqaalaha cafimaadka Iyo qoskaba.
1.2. Ujeeddada Xeerka
 Xeerkani wuxuu aasaasayaa komishan awood fulineed u Leh hawlaha loo igmaday.
 Komishanku wuxuu ka shaqaynayaa abuurista fursado ganacsi, HADII ay ahaan lahayd warshado, beero Iyo ganacsiga adeegyada tiknoolijiyada, oo del lugu badalo ka qanacsiga qaadka.
1.3. Hannaanka Curinta Xeerkan.
 WAXA curinta sharcigan loo racayaa qaabka ku xusan Qodobka 74aad ee distoorka jamhuuriyada somalilandia, farqadihiisa 2aad Iyo 3aad.
 Xubno ka tirsan golaha wakiilada.
O Abaabulayasha mashruucani waxay takeero ka raadinayaan xubno cayiman oo musharaxiinta golaha wakiilda ka mediados ah, iyaga oo codka ay xaqqa u leeyihiin Ugu hiilinaya xaqqa.
O WAXA laga xulanayaa seddexda xisbi Qaran mediados walba 5 musharax, musharaxiintan WAXA loo Balan qadayaa en La taageero.
 Shuruudaha ay ku mudanayaan tageeridu waa Sidan:
o En aan loo eegin qabiil.
o En xildhibaanku Balan qaado en uu xeerkan Meel Mariyo marka la doorto.
o En xildhibaanku ka qayb qaato wacyigalinta mashruucan INTA uu socdo.
 Muwaadiniin bacalao bixiyayaal ah oo oo gaadhaya 5000 qof.
O WAXA La abuurayaa shabakad muwadiniin ah oo ka kooban laba dabaqadood:
a) ka Koox Hal-Puerta ah oo kooban 100 qof
b) Unugyada oo ka kooban hal haldoor ah oo raadsata 50 qof oo ISAGA hoos yimaada oo taageera, Isu Geyn waa 100 * 50 = 5000 oo qof.
1.4. Hawlaha Horyaala Komishanka
 Komishanku wuxuu diwaangelinayaa ganacsadayaasha waaweyn ee Soo waarida Qaadka.
 La WAXA Soo saaraya Liis Rasmi ah oo maxkamada Sare loo gudbiyo, ujeedaduna waa en aan hodhow cid col rizada lagu Darin, oo wixii faa'iido ahi gaar u noqdaan liiskaa hore.
 Talaabada xigta taa waa en La qiimeeyo hantida ay haystaan ​​ganacsatadani trapo Iyo dumarba INTA ay tahay, tusale ahaan HADII liisku noqdo 200 qof oo mikdiiba haysto celcelis ahaan $ 2,5 millones ($ 500 millones).
 En la qorsheeyo sidii ganacsatadani ganacsiga qaadka Ugu badali lahaayeen nooc la col rizada oo ganacsi ah.
 Waa en La daraasadeeyo warshadaha Iyo ganacsiga loo digo-Rogan Karo, ee la Jaan Qaadi Kara-dhaqan dhaqaalaha dadka. Tusaale ahaan HADII ay hantidu noqoto $ 500 millones, WAXA ay Kicin Karaan 20 warshadaha oo nooca fudud ah.
 Marka la Sugo mashaariicda ganacsiga ee qof walba ku Haboon, waa en la Soo saaro xeer madaxwayne (degreeto) oo Faraya awaamiirta hoos ku Qoran:
o En Sifo sharci ah loo cayimo muddo aan cid col rizada warshadaha La cayimay aan loo ogalaan.
o En Sifo sharci ah loo siiyo dhul, waa illeyn xal raadise.
o En Sifo sharci ah loo magacaabo gudi dabagal ku samaysa hawlaha mashruucan.
O Talaabada Ugu danbaysaa waa en fulintii La bilaabaa, waxaana loo bilaabi karaa sida hoos ku xusan:
 Waa en Si qunyar qunyar ah loo joojiyo xadiga La Soo waaridayo.
 Waa en ganacsadaha loo sheego en uu uu u macaamiishiisa kolayada yareeyo kolba Kolka ka danbeysa, tusaale ahaan Kolka hore waa en uu dhimaa 20%, 40%, 60%, ...
 Dhinaca kolayada, waa en dawladaha hoose ay Soo rogaan Amar sheegaya en 20kii qofba ay kolayadooda u qol kireeyaan. kolkaa sakaddiiba WAXA laga helayaa qol lagu iibiyo qaadka, iLeyn qof Kasta oo qaadka cunaa Badi wuxuu leeyahay macmiil, markaas wuxuu Ugu Tagi karaa qolkaasi, markaas WAXA laga yaabaa en qofkiiba ku Soo hagaagaan $ 5 AMASE $ 10.
 Kolka ugu danbaysana, tusaale ahaan 5 Sano ka dib, waa en la Soo saaro xeer oo baarlamaan 100% mamnuucaya ka ganacsiga qaadka.
1.4.1. Mulkiilayasha Kolayda Qaadka
 Mulkiilayaashani waa dabaqada labaad ee silsilada ka-ganacsiga qaadka, waana qaybta Ugu badán, WAXA ka mediados ah dumar Iyo trapo, celcelis ahaan waxay ka helaan shaqada lacag u dhaxaysa 30.000 ILAA 150.000 oo shilin maalintiiba.
... ... ...
Actualización
7 nov 2017

Seguridad de los datos

El primer paso de la seguridad es comprender cómo los desarrolladores recopilan y comparten tus datos. Las prácticas de privacidad y seguridad de datos pueden variar en función del uso de la app, la región y la edad. El desarrollador proporcionó esta información y podría actualizarla con el tiempo.
No se comparten datos con terceros
Más información sobre cómo los desarrolladores declaran el uso compartido
No se recopilan datos
Más información sobre cómo los desarrolladores declaran la recopilación