Salaadu waa tiirka labaad ee islaamka, xikmada salaada ku jirta waxaa ka mediados ah:
- Salaadu waxay qofka Bartaa haybtiisa runta ah, ah oo TAAS en uu yahay Adoon ILLAAHEY, mar Kasta oo uu mashquulo qofku waxay xasuusinaysaa en uu yahay Adoon ILLAAHAY, kolkaas ayuu cibaadadii Soo gudanayaa.
- Salaadu waxay dejisaa dareennada kala duwan ee nafta.
- Salaadu waxay qofka u horseedaa xumaanta en uu ka Tago, Kuna dadaalo en uu ILLAAHAY u laabto.
Actualización
29 sept 2020